Ayeeyo, muxuu yahay webigu? Webigu waa sida dunta oo kale, ayay tidhi ayeeyo. Waxa uu bedka dhulka ku sameeyaa farshaxan qurux badan, waxa uu nooleeyaa
oogada dhulka iyo dabeecadda. Webigu waxa uu sameeyaa sheekooyin, waxaana uu isku xidhaa oo uu kulmiyaa deegaanno, wakhtiyo iyo dadyow kala duwan.
Grandma, what’s a river? A river is a thread, says Grandma. It creates beautiful patterns on the surface of the earth, revives lands and consciousnesses, shapes stories and makes different places, times and people meet.